Gallery
Tababaraha reer Netherlands ayaa loo ogolaaday inuu kala haadiyo Manchester United, waxaanu go’aan ka gaadhay tiro ciyaartooyo ah oo qaarkood ay Red Devils kusoo iibsatay lacago badan, waxaanay ciyaartoydaas intooda badan ku baxeen iib halka ay jireen laacibiin kale oo iyagana si xor ah lagu diray amaba waqti ay amaah dibedda ku joogeen aan nasiib u yeelan inay kusoo laabtaan Old Trafford.
Paolo Maldini & wiilkiisa, Paolo Dybala & laacibiin caan ah oo laga…
Jota oo xalay ka hadlayay su’aalo toos ah oo laga weydiinayay barta Twitch-ka ayaa shee in ay jiraan laacibiin kooxdiisa ah oo dhinaca xirfadda ka sarreeya naadiyada kale.
13 naadi oo EPL ka dhisan ayaa laacibiin uga maqan yihiin Koobka Qaramada Afrika (Waa kuwee waase imisa kooxdiiba?)

